The Voice Of The Voiceless

fa1.gif


 

 

 

shortblack.gif

 

 

Aden Hashi Ayro oo la khaarijiyi

Maayland.com iyo Maayland Press

wariyaaga Maayland in fidhiyo Dhuuso mareeb waay hani deersiyeey in Aadan Haashi Eyrow owkuun saa'ada maddii haaytii 3:00 Hiraabnimo Dhuuso_Mareeb soo weerareen 4 dayuuro bilaayo oo Ameerikaanka leyo; ku waasoo bar tilmaameedshoo xaqiiqidiyee sheenti mura dhal Ameerikaan taabida koro, waaynaa liinki mahad nagee dadkii dhulka ku kaalmooyi oo ki hubsidi in Eyrow dagaasheey jiifo. Waaynaa taas suurta geliiseey in lankii Aadan Haashi Eyrow Gobolkii usi ki dhalladi akhiiran ki dhimidi. Waay weheliyeey12 qof kale reer Dhuusa Mareeb eh, 3 derris eh, iyo Sagaal Qeybta shaatiga Al-Shabaab in geliyeen reer Asmara. Bombaaniyaal ulus yaa liki dhowi oo dhamaan fidhiga reerka badansheey iyo hareeroosheey bassiisiyi.

Aadan Haashi Eyrow dhimishidiis waay luku xaqiijiyeey Mukhtaar Roobow oo BBC-Afsomaliga wareeysi li weeldhiti duhurnimidii geega May 1, 2008. Roobow oo hoolla hoose in wado Qeybta Mahaakimta Islaamiga ee hadda Hogaamiyiyaalshee Asmara Eriterya fidhi ku weeldhideen, ku waasoo in dooreen in magaaga Al-Shabbaab liin ki maga darro Barbaarta hool galka argagaha ku wedaan gobolloda koonfureed ee Somaliya oo iyoo tartanka kili jiraan Daarood oo Itoobiya in sheeni  oo boobsheey kumaan kun ki le'ooti tan iyo intii shaleediis taliyeegii Siyaad Barre dalka luunku dugudi 1991 dii. Al-Shabaab oo Ameerikaanka ki sifooyi in iyoo eyiin fara' ki mid eh Al-Qaacida, oo Ameerikaanka go'aansidi in meel alaale miilii iyo galaan liinki seedaaw. Taas xaqiiqdiyeena Dhuuso_Mareeb yaa hiraawootnimo jeeyti . Dhuuso Mareeb waa meeloogii irdaala Hawiye bilaayo nuuku soo dhoofiya jireen, oona hadda in muuqito in iyoo liinki dhoof jeeyi.

 
Maayland Press
May 1st, 2008
 
walii war nag eh adi taabiyaaso inii qobto; fadlan in ki dir: safe_humanity@yahoo.com

« « Back to Home Page


 

Assurances:

Maayland will assure to all its surfers a well updated Information from a reliable sources according to the International Press Ethics. Every writers article will be welcomed by Maayland Webmaster without discrimination, but when an article is clearly damaging a personal reputations Maayland.com will prevent problem to be created. And in some cases It will not assume any      responsibility about the personal opinion, or emails from our range readers. All inquiries will be sent to the Person that have posted the target Article.

 
 

contact Information

safe_humanity@yahoo.com

 
 

 

   
   
 

 

safe_humanity@yahoo.com